WAJAALE NEWS

Shacabka Magaalada Wajaale Oo Taageeray Mudo Haraadka Ay Shaaciyeen Xisbiga Mucaaridka, Fariina Udiray Madaxwayne Biixi.

TOG WAJAALE(W,N)-Qaarkamid ah shacabka ku dhaqan magaalada wajaale ee dhalinyarada iyo haweenka ayaa taageray mudo haraadka ay shaaciyeen xisbiyada mucaaridka Somaliland ee waddani iyo Ucid

Sidoo kale shacabka reer wajaale ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu doorashada madaxtooyada wakhtigeeda ku qabto Somalilandna aanay ku burburin gacantiisa.

Exit mobile version