WAJAALE NEWS

Guddida Arimaha Bulshada Ee Gollaha Wakiilada Somaliland Oo Kulamo La Qaatay Maamulka Gobolka Iyo Degmada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Gudi hoosaadka arimaha bulshada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa safar shaqo ku tagay gobolka gabiley halkaasi oo aykulamo kula yeesheen maamulka gobolka laamaha haayadaha dawlada iyo golaha deegaanka degmada gabiley.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version