WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabay Gudi Wasiiro ah Oo Baadhaysa Khasaarihii Ka Dhashay Banaan Baxii Xisbiyada Mucaaridka.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne Biixi oo gudi wasiiro ah Umagacaabay baadhista Khasaarihii ka dhashay Banaan bixii xisbiyada Mucaaridka oo aan wali Aasin Maydadka Dadkii ku Dhintay.

Sidoo kale Madaxwayne biixi ayaa gudida faray in ay ka shaqeeyaan sidii loo gaadhi lahaa Xal waar.

Exit mobile version