WAJAALE NEWS

DAAWO; Muuqaalka Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac Ee Uu Sobobay!

Berbera(W,N) Shil gaadhi oo ka dhacay duleedka magaalada berbera ayaa sobobay dhimashada laba qof iyo khasaare kale oo naf iyo maalba leh

Dadka waynaha ka ag dhawaa goobta uu shilku ka dhacay ayaa faah faahin ka bixiyay sidii wax udheceen iyo biriish uu gaadhi ka dul dhacay

Halan ka Daawo Muqaalka Warkan;

Exit mobile version