WAJAALE NEWS

Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa,

GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa Munaasibadda Abaal-marin Uqabtay Shaqaale waynaha Dowladda Hoose, taasi oo ka Qabsoontay hoolka dawlada hoose.

Maayarka Magaalada Gabiley, xoghayaha Dawlada Hoose iyo Xildhibaano katirsan Golaha Deegaanka ayaa Waxay shaqaale kor udhaafaya 20qof  gudoonsiiyeen abaalmarino kala duwan, shaqaalihii ugu wanaagsanaa lixda bilood ee hore ee sanadkan.

 

 

Exit mobile version