HARGAYSA(W,N)-Sheekh Jaamac Rooble oo kamid ah shacabka reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo muranka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo mucaaridka rabashadii dhacay ee dadku ku dhinteen
Sidoo kale sheikh jaamac ayaa sheegay in aanay jirin beel beelo kale ku duulaan ah iyo nacayb ay beesha garxajis uqabto cid gaar ah
Dhanka kale sheikh jaamac ayaa bogaadiyay gududa ku hawlan isku soo dhawaynta mucaridka iyo xukuumada,