WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Warbixiyay Kulan Labada Xisbi La Yeesheen Wasiirka Arimaha, Sheegayna In Xukuumadu Ogolaatay Mudo Haraadka

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo ucid ayaa kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha jsl oo ay weheliyeen masuuiyiin kale oo xukuumada katirsan kaasi oo lagaga wada hadlay banana baxyadii ay dalbadeen xisbiyada mucaaridka

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa faah faahin ka bixiyay kulan oo uu sheegay in xukuumadu ogolaatay banana baxyadii xisbiyada mucaaridku dalbadeen.

Exit mobile version