|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Warbixiyay Kulan Labada Xisbi La Yeesheen Wasiirka Arimaha, Sheegayna In Xukuumadu Ogolaatay Mudo Haraadka
August 9, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo ucid ayaa kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha jsl oo ay weheliyeen masuuiyiin kale oo xukuumada katirsan kaasi oo lagaga wada hadlay banana baxyadii ay dalbadeen xisbiyada mucaaridka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa faah faahin ka bixiyay kulan oo uu sheegay in xukuumadu ogolaatay banana baxyadii xisbiyada mucaaridku dalbadeen. Related posts:WAR Deg Deg AH :- Labo Ruux Oo Ku Geeriyooday Ceel-Biyood Ay Ka Qodayeen Dooxa- Arabsiyo Oo ku Duma... DAAWO: Wasiirka Maaliyada Oo Kumanaan Qof Khudbadii Jimaca Ee Maanta Ugu Akhriyay Masaajidka Al-Madi... “Naxdin Iyo Tiiraanyo Ka Weyni Ma Jirto, In La Gummaado Shacab Aan Waxba Galabsan”Xisbiyada Mucaarid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|