WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo 34Qof Oo Itoobiyaan Ah Dib Ugu Celisay Dalkoodii!

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga Iyo Barakcayaasha qaranka ayaa maanta Dib ucelisay 34qof oo itoobiyaan Ah kuwaasi oo dalbaday in dib loogu celiyo dalkoodii.

Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa dib ucelinta muwaadiniinta itoobiya ah waxay iska kaashadeen haayada IOM.

Agaasimaha Waaxda Magangalyo doonta ee haayada Qaxoontiga Rooble Ibrhaahim Ahmed ayaa ka hadlay celinta muwaadiniinta itoobiyaanka ah ee lagu celiyay dalkoodii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version