WAJAALE NEWS

Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay In Madaxwaynaha Jsl Burburiyay Wadahadaladii Udhexeeyay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani Iyo Ucid ayaa shaaciyay In ay burbureen wadahadaladii usocday xukuumada iyo xisbiyada oo maanta la sugayay in gudidii dhex dhexadinta soo saaraan go,aan ku saabsan xal uhelida khilaafkooda

Sidoo kale xisbiyada mucaaridka ayaa sheegay in gudoomiyaha golaha guurtidu usheegay in madaxwayne biixi diiday in uu siiyo kalsoonida

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version