MUQDISHO(W,N)-Gudida baadhaysay kiiska Ikraan Tahliil oo katirsanayd ciidanka Nabad sugida somaliya ee Nisa ayaa soo saaray Natiijo Hordhaca oo la xidhiidha kiiskeeda iyo cida ay la xidhiidhiyeen dilkeeda
Sidoo kale Gudida baadhaysa kiiska Ikraan Tahliil ayaa fariin la xidhiidha kiiskeeda Udiray shacabka somaliya.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;