WAJAALE NEWS

“Waxaa Jira Bilays Gaara Oo Ku Dhex Jira Ciidanka Booliska, Oo Telefoon Lagu Amro”Siyaasi Cali Guray.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “CalI Guray” oo ah gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Halgan kana mid ah dadka ka faalooda siyaasada Somaliland ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay muranka doorasho ee dalka ka taagan isagoo sheegay in aanay wax doorasho ahi Somaliland ka qabsoomay horena dalka uga dhici doorasho aan lagu heshiish ahayn.

Dhanka kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in ay jiraan ciidanka gaar ah oo ku dhex jira ciidanka bilayska telefoonk gaar ahna lagu amro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version