HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada qorshaynt qaranka dr buuxane ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada cumar waxaana munaasbada ay xilka kula wareegayaan goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaarada axmed yaasiin muxumed xasan
Waxaana Munaasibada xil wareejinta kazoo qaybgalay wasiiro iyo masuuliyiin kale oo xukuumada iyo golayaasha qaranka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;