WAJAALE NEWS

Shirka Madax-dhaqameedka Gobolka Sool Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Laascanood!

LAASCANOOD(W,N)-Shir ay iskugu yimaadeen isimada, garaadada beelaha dhulba hante iyo fiqishin ayaa maanta ka furmay magaalada laascanood kaasi oo lagaga tashanayo aayaha bulshada ku dhaqan gobolka sool,sanaag iyo deegaano kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version