WAJAALE NEWS

Wargays Kasoo Baxa Dalka Faransiiska Oo Warbixin Cajiib Ah Ka Qoray Somaliland!

PARIS(W,N)-Wargays kazoo baxa dalka faransiiska oo dhawaan ka qaybgalay xus loo sameeyay askartii ku geeriyootay dagaalkii labaad ee aduun islamarkaana kazoo jeeday kana tagay dhulka Somaliland.

Wargayskan ayaa dawlada faransiiska ugu baaqay in ay taageerto Somaliland iyagoo boga hore ee wargayska ku baahiyay muuqaalo calanka Somaliland iyo badkeeda ah.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version