Hargaysa(W,N) Xoghaya Guud Ee Xisbi xaakimka kulmiye Xasan Siciid Ayaa mudo kadib Markii ugu horaysay ka hadlay sida uu u Arko Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee uu Soo Magacaabay madaxwayne Muuse Bixii Cabdi
Sidoo kale Xoghaya Xisbiga kulmiye ayaa ka jawaabay wararka sheegay in uu ka cadhooday ka maqnaashaha golaha wasiirada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;