WAJAALE NEWS

Urur Siyaasadeedka Cusub Ee Halgan Oo Maanta Laga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa Iyo Aragtida Uu Kaga Duwan Yahay Xisbiyada Jira!

HARGAYSA(W,N)-Munaasibada lagu shaacinayay urur siyaasadeedka cusub ee Halgan ayaa maanta lagu Qabtay magaalada Hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen siyaasiyiin,waxgarad,haween iyo dhalinyaro

Gudoomiyaha urur siyaasadeedka cusub ee Halgan Muj/siyaasi Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) Ayaa faah faahin ka bixiyay sobobaha loo aas aasay ururka Halgan iyo waxyaabaha uu kaga duwan yahay Ururada Iyo xisbiyadii hore ujiray ee bulshadu tabayso.

Sidoo kale Gudoomiye cali ayaa isago cadeeyay in aanu urur furan balse uu urur furay kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii shacabka Somaliland uwada yeelan lahaayeen xisbi islamarkaana uu ku barbarian doono dhaliyarada cusub eek u biiraysa siyaasada kuwaasi oo badali doono kuwa haatan umada Hogaamiya.

Dhanka kale siyaasiyiin iyo waxgaradka madasha ka hadlay ayaa soo dheeyay ururka Horumarinta Iyo Midnimada Somaliland ee HALGAN.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version