WAJAALE NEWS

Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Banaan Baxyo Ay Xisbiyada Mucaaridku Wadaan Iyo Digniinta Ay Udireen Shacabka!

HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xisbiyada mucaaridku abaabulayaan mudo haraado Abniga khal khal lagu galinayo kuwaasi oo ay shacabka uga digeen in ay qayb ka noqdaan

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa sheegay in wixii ka yimaada banana baxyada ay xisbiyada mucaaridku wadaan ay iyagu masuuliyadooda qaadayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version