HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi Xamarje oo kamid ahaa masuuliyiinta xisbiyada ee maanta laga soo daayay xabsiga madheera ayaa ka dareen celiyay soo dayntooda isagoo sheegay in dhibtii soo gaadhay intii ay xidhnaayeen ay ku ilaawi doonaan dadaalada ay awadaan salaadintu iyo halka ay kusoo dhamaato.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;