WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cali Qoorseef Oo Xilal Kala Duwan Kasoo Qabtay Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,Unaxariistee Waxaa galabta Magaalada hargaysa xabaalaha halayo aas qara loogu sameeyay Marxuum Cali Qoorseef oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa isagoo marxuum xilal kala duwan kasoo qabtay xukumadihii soo maray somaliland.

Waxaa aaska marxuumka ka qaybgalay masuuliyiin ,siyaasiyiin ,culimo awdiin iyo boqolaal kamid ah shacabka reer somaliland oo ka waramay doorkii uu marxuumku kasoo qaatay dhismaha jamhuuriyada somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Aas Qaran Oo Hargeisa Logu Sameyay AHUN Ex Wasiir Cali Qorseef Iyo Masuliyiin Tariikhdisi So Bandhig

Exit mobile version