WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxwanyne Biixi,Sheegayna In Wasiir Kaahin Usacabo Tumayo Dagaal Sokeeye.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdiqaadir jirde ismaaciil oo kamid ah madaxda sare sare ee xisbiga waddani ayaa si cilmiyay uga hadlay wadahaladii udhexeeyay mucaaridka iyo xukuumada iyo sobobtay in ay burburaan wakhtigii gudida dhex dhexaadin laga sugayay in ay go,aan kazoo saarto muranka labada dhinac.

Sidoo kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa sheegay in madaxwayne biixi is yeelyeelayo islamarkaana aad moodo in uu caruur usheekaynayo

Dhanka kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa wasiirka arimaha gudaha jsl maxamed kaahin ku eedeeyay in uu usacabo tumayo dagaal sokeeye iyo kala kaxaynta shacabka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version