GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa maanta daahfuray shirwaynaha dib uhabaynta tacriifadaha kala duwan ee gobolka gabiley kaasi oo ay kasoo qaybgaleen gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka.
Waxaana ugu horay ka warbixiyay ujeedada shirka iyo waxyaabaha loo baahan yahay in diirada lagu saarayo maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi.
Sidoo kale waxaa shirka dib uhabaynta tacriifadaha ka qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka oo iyagu soo diyaariyay shirkan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;