WAJAALE NEWS

“Sheekh Aadansiiro Wuxuu Ahaa Geesi Run Sheeg Ah, Oo La Tabi Doono”Musharax cirro.

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa xisbiga waddani Cabdiraxmaan cirro oo kaga qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay marxuum sh, aadansiiro ayaa ka hadlay sifooyinkii ugaar ahaa isagoo tilmaamay in sheikh aadansiiro uu ahaa geesi run sheeg ah oo la tabi doono.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version