BOORAMA(W,N)-Qaarkamida madaxda dhaqanka iyo aqoonyahan beelaha direed oo labo maalmood shir uga socday magaalada boorama ayaa lasoo gabo gabeeyay.
Sidoo kale shirka ayaa laga soo saaray qodobo muhiim iyo baaq ku aadan beelaha dir.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;