HARGAYSA(W,N)-Muj/Amb Maxamed Warsame oo ka hadlay munaasibadii urur siyaasadeedka halgan ayaa ka hadlay habdhaqanka xukuumada ee ay ula dhaqanto shacabka iyo siyaasiyiinta guryaha loogu daato oo uu sheegay in aanay xataa dhici xiligii kalitaliskii siyaad bare
Sidoo kale muj maxamed warsame ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in aanay Somaliland dhaxal tooyo ahayn balse uu doorashada qabto.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;