WAJAALE NEWS

DAAWO;-Falanqaynta Khilaafka Cakiran Ee Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumadda Jsl Ka Dhex Aloosan!

HARGAYSA(W,N)Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya xukuumada madaxwayne biixi iyo xisbiyada mucaaridka ayaa maraya halkii ugu saraysay kaasi oo ay sobobtay muranka komishanka doorashooyinka oo sobobay dib udhaca qabsoomida doorashooyinka baarlamaanka iyo deegaanka js;

Sidoo kale khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ayaa waji kale yeeshay kadib markii madaxwayne biixi ku dhawaaqay in uu furayo ururada siyaasada iyadoo aanay gaadhi mudo xileedkii asxaabta oo ah mudo 10sano

Dhanka kale xisbiyada mucaaridka ah ee Wadani iyo Ucid ayaa eedo culus ujeediyay madaxwaynaha jsl iyagoo ku baaqay in lasoo dadajiyo doorashada madaxtooyada oo iyana aanay gaadhi mudo xileedkii la doortay madaxwayne biixi

Hadaba aragtiyaha asxaabta mucaaridka ah iyo xukuumada ayaa taagan laba mowqif oo aad u kala

Falanqaynta khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ayaa waxaa falo gur ku sameeyay prof cabdi cali jaamac oo aalaaba ka faalooda siyaasada Somaliland

HALKAN KAGA BOGO FALANQAYNTA KHILAAFKA XUKUUMADA IYO XISBIYADA MUCAARIDKA AH;

Exit mobile version