WAJAALE NEWS

Madaxdhaqameed Iyo Masuuliyiin Kale Oo Tacsi Udiray Qoyska Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Sh, Aadansiiro.

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed, waxgarad iyo dhalinyaro maanta magaalada haraysa shir jaraaid ku qabtay ayaa ka hadlay geerida sheikh aadan xaaji maxamuud xiiray (aadansiiro) oo ku geeriyooday dalka hindiya.

Madaxdhaqameedkan ayaa ka waramay waxyaabihii samo falka ahaa ee uu bulshada uqaban jiray.

Exit mobile version