Qiimayntan ayaa ahayd tayada waxbarashada Ee Jaamacadaha Dalka Somaliland iyada oo loo kala qeybiyey sadex qeybood
- Jaamacadaha Dawliga ah waxaa u sareyay Jaamacadda keentay 79% Point
- Jaamacadda Private ka ah ee dalka laga aasaasey waxay 84% Point
- Jaamacadaha Private ka ah ee dalka dibadiisa laga aasaasey Jaamacadda uu saraysa waxay 87% Sidaas ayay Jaamacadda New Generation University ku noqatay Jaamacadda dalka guud ahaan ugu saraysa.
Assessment Criteria ( Shurudaha Qiimeynta waxaa ka mid ahaa )
- The Strategic Planning
- Governance
- Educational programs
- Research
- Adequacy of Resources,
- Student support – Counselling, communication
- Community outreach services
- Internal quality Assurance.
Halkan waxaan uga mahadnaqaynaa gudidda Komishanka Taclinta Sare Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.