Jaamacadda New Generation University Oo Kaalinta Koowaad Ka gashay Qiimayn Ay Sameeyeen Komishanka Tacliinta Sare Ee Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaamacadda New Generation University Oo Kaalinta Koowaad Ka gashay Qiimayn Ay Sameeyeen Komishanka Tacliinta Sare Ee Jsl.
July 17, 2022 - Written by Editor:

Qiimayntan ayaa ahayd tayada waxbarashada Ee Jaamacadaha Dalka Somaliland iyada oo loo kala qeybiyey sadex qeybood

  1. Jaamacadaha Dawliga ah waxaa u sareyay Jaamacadda keentay 79% Point
  2. Jaamacadda Private ka ah ee dalka laga aasaasey waxay 84% Point
  3. Jaamacadaha Private ka ah ee dalka dibadiisa laga aasaasey Jaamacadda uu saraysa waxay 87% Sidaas ayay Jaamacadda New Generation University ku noqatay Jaamacadda dalka guud ahaan ugu saraysa.

Assessment Criteria ( Shurudaha Qiimeynta waxaa ka mid ahaa )

  1. The Strategic Planning
  2. Governance
  3. Educational programs
  4. Research
  5. Adequacy of Resources,
  6. Student support – Counselling, communication
  7. Community outreach services
  8. Internal quality Assurance.

Halkan waxaan uga mahadnaqaynaa gudidda Komishanka Taclinta Sare Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

COMMENTS
LINKS