GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka cusub ee waabari cabdirasaaq ataash iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal ku tagay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley
Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madax dhaqameed iyo dhalinyaro haween
Sidoo kale gudoomiye ataash ayaabalan qaaday hadii ururkiisu so baxo in aan mardanbe lagu wada hadli doonin gobolnimada gabiley.