HARGAYSA(W,N)-Wasiirada xanaanada xoolaha iyo qorshaynta oo labadu kasoo jeeda gobolka sanaag ayaa ka hadlay dagaalkii labada beelood maalintii shalay ahayd ku dhex mray deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag
Wasiirada ayaa go,aamo adag ku dhul dhiga deegaanadaasi iyagoo cidii lagu arko iyadoo abaabulaysa dagaal ciidamada amar ku siiyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;