HARGAYSA(W,N)-Gudida qaran ee qaban qaabada Aaska Marxuum sheikh Aadan xaaji maxamuud xirsi (Aadansiiro) oo ku geeriyooday dalka hindiya ayaa shaaciyay in maalinta bari dalka la keenayo maydkiisa islamarkaana lagu aasi doono xabaalaha Baqiic ee magaalada Haragysa.
Gudoomiyaha Gudida Qaban Qaabada wasiirka diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo ay weheliyaan gudida qaban qaabadu ayaa sheegay in maalinta bari Cambaaro 11;00 duhurnimo laga soo dejin doono garoonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa islamarkaana loo galbindoono xabaalaha baqiic oo lagu aasi doono
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;