HARGAYSA(W.N)-Badhasaabka cusub ee dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay gobolka sanaag ooh ore badhasaab uga ahaa gobolka saaxil ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu diiday tagista gobolka sanaag oo aanu wali xilkiisa la wareegin
Sidoo kale badhasaabka gobolka sanaag ayaa ka hadlay sobobta aanu wali utagin gobolkii loo magacaabay iyadoo badi badhasaabadii madaxwaynuhu magacaabay la wareegeen xilalkii
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;