WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Geel Tiro Badan Ka Saartay Magaalada Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka!

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo uu horkacayo maayarku yaa maanta gudaha magaalada ka saaray geelo faro badan oo loosoo foofiyay magaalada kaasi oo gaadiidka iyo dhirta shacabku ka beertaan guryahooga dhib culus ku hayay

Sidoo kale maayarka mooge ayaa fariin culus udiray shacabka iyo dadka leh xoolaha magaalada lagu soo daayo.

Exit mobile version