Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Geel Tiro Badan Ka Saartay Magaalada Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Geel Tiro Badan Ka Saartay Magaalada Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka!
July 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo uu horkacayo maayarku yaa maanta gudaha magaalada ka saaray geelo faro badan oo loosoo foofiyay magaalada kaasi oo gaadiidka iyo dhirta shacabku ka beertaan guryahooga dhib culus ku hayay

Sidoo kale maayarka mooge ayaa fariin culus udiray shacabka iyo dadka leh xoolaha magaalada lagu soo daayo.

COMMENTS
LINKS