WAJAALE NEWS

Dadwayne Gadoodsan Oo Galalafay Gurigii Madaxweynaha Sri Lanka,gubanayna Gurigii Raysalwasaaraha!

SRI(W,N)-Dadwaynaha dalka sri lanka ayaa maalmihii udanbeeyay iskugu soo baxay banana baxyo ay kaga cabanayaan kor ukaca miciisha kuwaasi oo aakhirkii galay gurigii madaxwaynaha iyagoo dhanka kale gubay gurigii raysalwasaaraha

Dhanka kale madaxwaynaha Sri lanka ayaa lafilayaa in uu iscasilo maadama dalkii uu khal khal galay dibadbaxyaduna aanay joogsanayn.

 

Exit mobile version