WAJAALE NEWS

“Dadka Ilaawa Taariikhdii Ay Soo Mareen, Waxay Marka Danbe Noqdaan Uun, Kuwa Ku Cel Celiya Khaladkii Ay Sameeyeen” Prof Axmed I. Samater.

HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil Samater oo ka qaybgalay bandhiga buuga dhimbiishii halganka oo caawa lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa hadlay nuxurka taariikhda uu xanbaarsan yahay buugani iyo sida ah muhiimka utahay bulshada reer somaliland in ay akhriyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version