WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Shacbiga Reer Hargaysa Kula Tukaday Salaadii Ciida

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Salaada Ciidal Adxa awgeed la ciiday Shacbi weynaha Reer Somaliland  oo uu kula tukaday Masjid Jaamaca weyn ee Caasimada Hargeysa.Salaada ka dibna waxa uu madaxweynuhu shacbiga ku qaabiley qasriga madaxtooyada oo ay bulshada qaybeheeda kala duwanina salaam gacanqaada madaxweynaha ku soo salaameen

Exit mobile version