WAJAALE NEWS

DAAWO;-Magaalada Wajaale Iyo Sidii Looga Oogay Salaada Ciidul Adxa!

TOG WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa saaka salaadii ciidul adxaha ku tukadeen garoonka magaalada wajaale halkaasi oo shacabka looga jeediyay hadalo la xidhiidha munaasibada ciidul adxa,

Sidoo kale masuuliyiinta degmada wajaale ,culimo awdiin ayaa shacabka kala qaybgalay tukashada salaada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version