Hargeysa(W,N) โ Ergayga dowladda Finland u qaabilsan Geeska Afrika ๐๐ฎ๐ฅ๐๐๐๐ง ๐๐ข๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐, oo kulan la qaatay madaxda xisbiga talada Somaliland haya ee ๐๐๐๐๐๐๐, ayaa sheegay in uu danaynayo in uu dhexdhexaadiyo ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ iyo ๐ฆ๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐๐ค๐ isaga oo matalaya Midowga Yurub.
Qoraal lagu daabacay hoga Facebook ee xisbiga ๐๐๐๐๐๐๐ kulanka kadib, ayaa lagu sheegay in ergaygu uu doonayo in uu dhexdhexaadin ka gaysto khilaafka doorashooyinka ee ka dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland.
โErgayga dowladda Finland ee Geeska Afrika Suldaan Siciid Axmed oo ah nin reer Somaliland ah, isla markaana ay wehelinaysay Cawo Axmed oo ka tirsan safaaradda Finland ee Nairobi, waxa uu sheegay inuu danaynayo isagoo ka wakiil ah Midowga Yurub inuu dhexdhexaadin ka galo khilaafka arrimaha doorashooyinka ee ka jira Somalilandโ.
Dhankooda madaxda xisbiga ๐๐๐๐๐๐๐ oo faah faahin ka bixiyay qodobada ay isku hayaan mucaaradka iyo muxaafadka Somaliland, ayaa ergayga u sheegay in dhinacooda ay diyaar u yihiin dhexdhexaadin iyo wadahadalkasta oo lagu soo afjarayo khilaafka taagan.
Suldaan ayaa sidoo kale maalmihii lasoo dhaafay kulamo la yeeshay madaxda axsaabta mucaaradka Somaliland ee ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ขyo ๐๐๐๐, isagoo kala hadlay khilaafka ka taagan doorashooyinka iyo waxyaabaha laysku hayo.