WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiida iyo horumarinta jidadka Somaliland maareeyaha haayada wadooyinka oo ay weheliyaan badhasabka gobolka gabiley ,maayarka magaalada gabiley ayaa kormeer ku tagay dhismaha wadada isku xidha kalabaydh iyo wajaale ee corridor oo qayb kamid ah ladhigay daamurkii.
Sidoo kale masuuliyiinta xukuumada iyo maamula gobolka gabiley iyo shirkada gacanta ku dhismaha wadadan ayaa ka hadlay halka ay marayso dhismaha wadada kalabaydh iyo wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;