WAJAALE NEWS

Wasiirka Arrimaha Dibedda Jsl Oo Ka Qayb galay Kulan Lagaga Hadlayay Iskaashiga Ganacsi Ee Somaliland Iyo Finland.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland ayaa ka qaybgalay kulan lagaga hadlayay iskaashiga ganacsi ee Somaliland iyo maalgashadayaasha dalka Finland waxaa halkaasi ugu horay ka hadashay wakiilka Somaliland ufadhida Somaliland saamiya muuse.

Sidoo kale wasiirka arimaha Dibada jsl Dr ciise Kayd ayaa ka hadlay muhuumada uu shirkani uleeyahay Somaliland iyo xidhiidhka dalka finland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version