WAJAALE NEWS

Qaramada Midoobay Oo Dalbatay In Laga Hortago Tacadiyada Loo Gaysto Haweenka Ee Ka Dhaca Somaliya.

MUQDISHO(W,N)-Haayada qaramada midoobay gaar ahaan somaliya ayaa ku baaqday in la ilaaliyo haweenka somaliya iyadoo lala dagaalamayo tacadiyada ka dhanka haweenka ee kufsiga iyo ka faa,idaysiga baahiyaha iyo xiliyada colaadaha.

Exit mobile version