GABILEY(W,N)-Mujaahid Maxamuud Cabdi Cabdilaahi (Juuqda) Oo kamid ahaa halgamayaashii snm ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo sida halgankii dalkan lagu xoreeyay loogu dheel dheelayo iyo kuwa uhaysta in loo halgamay in dal lagu xukumo ama dad lagu guulaysto
Sidoo kale muj juuqda ayaa sheegay in madaxwayne biixi uloobay dadkii lasoo halgamay islamarkaana laga yaabo in dadkii soo halgamay ay udhaamaan nimankaa ay layidhaa finland ayay ka yimaadeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;