WAJAALE NEWS

Maamulka Waxbarashada Iyo Ka Degmada Wajaale Oo Kormeer Kusoo Maray Ardayda Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah.

TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha waxbarashda degmada wajaale oo uu weheliyo gudoomiye kuxigeenka degmada ayaa saaka kormeer kusoo maray dugsiyada uu ka bilowday imtixaanka shahaadiga ee ay ufadhiisteen ardayda dugsiga sare iyo kuwa fasalada 8aad.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version