HARGAYSA(W,N)-Komishanka xuquuqal iisaanka qaranka ayaa war bixin kazoo saaray xadhiga ay xukuumadu kula kacday siyaasiyiin katirsan xisbiyada mucaaridka kadib markii ay mucaaridku sameeyeen banana bax salmi ah
Sidoo kale warbixinta komishanka xuquuqal iisaanka qaranka ayaa sheegay in masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka iyo qaarkamid ah warbaahinta ay ku xidhaayeen saldhiga dhexe ee magaalada loo gaystay jidh dil iyo tacadiyo kale.
HALKAN KA AKHRI QORAALKAN ‘;