HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaa xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal habeenkii xalay kazoo yeedhay madaxwayne biixi oo la xidhiidhay doorashada iyo tartanka ururada oo uu madaxwaynuhu sheegay in ay soo horaynayso ta ururadu
Dhanka kale Gudoomiye Faysal ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu doonayo dalka in uu ka rido dagaal sokeeye balse aanay ka yeelaynin.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;