WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Loo Fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dalka.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed faarax ayaa shaaciyay wakhtiga ay ardayda dugsiyada sare ee fasalada afraad iyo kuwo dugsiyada dhexe ee fasalada 8aad ufadhiisanayaan Imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland.

Sidoo kale Gudoomiye Daa,uud ayaa dardaaran iyo Digniino qaabka loo galayo Imtixaanku ujeediyay ardayda sanadkan ufadhiisanaysa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version