Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Loo Fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Loo Fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dalka.
June 6, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed faarax ayaa shaaciyay wakhtiga ay ardayda dugsiyada sare ee fasalada afraad iyo kuwo dugsiyada dhexe ee fasalada 8aad ufadhiisanayaan Imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland.

Sidoo kale Gudoomiye Daa,uud ayaa dardaaran iyo Digniino qaabka loo galayo Imtixaanku ujeediyay ardayda sanadkan ufadhiisanaysa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS