HARGAYSA(W,N)Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan Xog-waran La Yeeshay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Mudane Axmed Toorno.
Sidoo kale kulan ayaa warbixin uu wasiirku xildhibaanada kasiiyay xaalada waxbarasho ee dalka kadib ayaa waxa su,aalo waydiiyay aarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;